Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kala Qaybsanaanta Awoodaha Nidaamyada iyo
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kala Qaybsanaanta Awoodaha – Nidaamyada iyo Laamaha Dawladda
Qodobada-Hordhac Astaamaha muhiimka ah ee kala soocidda awoodaha Nooca iyo ujeedada kala soocidda awoodaha Hubin iyo dabagal Labada 2 Qaybood ee kala soocidda awoodaha: • Awoodaha siman • Awooda kala Sareeysa • Nidaamka iyo laamaha dowladda • Tusaalooyin is barbardhigaya nidaamka dowladeed • Nidaamka dowladeed ee soomaaliya sida uu dhigayo Dastuurka kumeelgarka ah • Tusaalooyin taariikhi ah ee nidaamka dowladinimo ee soomaaliyeed • •
Hordhac • Markasto oo uu wadanka awood badan leyahay, waxaa haboonaanaya kala soocidda awoodaha. • Marka la eegayo tariikhda aragtiyada siyaasadeed, kala soocidda awoodaha waxay ku tiirsanaysaa, gacan ku ahaynta kalinimo (monoply) ee awoodda dowlada: • Dowlada waa tan kaliya ee si sharci ah u isticmaali karto awooda. • Si kastaba ha ahaatee awooda monoboliga waxaay dabasocotaa baahida looqabo in laxakameeyo awoodda si looga baaqsado xadgudub iyo gaboodfal.
Astaamaha muhiimka ah- § Awoodda dowladeed waxaa dhaqangaliya hayadaha kala duwan ee dowladeed si siman ama si kala sareysa : • Ma jirto laan dowladeed ama heer dowladeed oo awood kama dambeysa leh; • Laamaha dowlada iyo heerarka dowlada way is kontoroolaan; • Dhamaan laamaha dowlada iyo heerarka dowlada waxay ku shaqeynayaan intuu sharciga u ogolyahay ayagoo kala madax banaan.
Tariikhda § Aristotle- waxaa uu mar hore sheegay figrada ah “dowlad is-kudhaf ah) si loo helo hab lagu kontoroolo awoodaha kala duwan dawladda dhexdeeda. § Figrada casriga ah ee kala soocidda awoodaha waxay dib ugu noqoneysaa waqtigii Montesquieu waxaa uu ku dooday kala soocidda awoodaha ee sharci dejinta, fulinta iyo garsoorka waxaa uu uu tusaale ahaan lagu soo qaatay Dastuurkii Ingiriiska ee xilgaas (“Sharciga Ruuxiga ah ee la soo saaray 1748). § Meesha uu asal ahaan ka yimid hanaanka dhaqan ahaan waxaa uu soo baxay waqtigii kacaankii guusha ee 1688 dii markii ay baarlamanka ingiriiska xadideen awoodahii boqortooyada oo ay kaheleen xuquuq madaxbanaani oo muhiim ah boqortoyada ingiriska.
Dabeecadaha iyo Ujeedada § In la iska ilaaliyo kili-talisnimo iyo ku tagrifal iyo awood ku tagleen. § In loo helo hubin iyo dabagal awoodda dowlada; § Si loo hormariyo ku dhaqanka dastuurka iyo saraynta sharciga; § Si loo hormariyo hadafka, hufnaanta iyo la xisaabtanka hab-dhaqanka dowlada.
Labada qaab ee kala saaridda awoodaha Kala saaridda awoodaha Awoodaha siman: Laamaha kala duwan ee dowlada Awoodaha kala sareeya : heerarka kala duwan eedowlada
Kala Saaridda Awoodaha Siman Sharcidejinta Ansaxinta xeerarka Fulinta Dhaqangalinta xeerarka Garsoorka Fasiraada xeerarka
Kala Saaridda Awoodaha Kala Sareeya
Dastuurka ku-meelgarka ah ee Soomaaaliya Heer fedaraal Baarlamanka fedaraalka Golaha fulinta ee fedaraalka Maxkamaha fedaraalka Heer dowlad goboleed Barlamanka Dowlad Goboleedka Golaha fulinta ee Dowlad Goboleedka Maxkamadaha Dowlad Goboleedka Golaha Deegaanka Maamulka deeganka Maxkamadaha hoose
Hubinta iyo Isku-dheelitirka • Aqoonyahanada isticmaalo oraahda “hubin iyo iskudheelitirka" waxay xoojiyaan in laamaha iyo heerarka dowlada ay yihiin kuwa kala soocan balse xiir leh. • Ma jirto kala soocnaan buuxda oo udhaxeysa laamha dowlada, balse waxaa jirtaa mas’uulyad wadaag; • Laamaha dowlada waxaa khasab ku ah wada shaqeeyn si ay ay u fuliyaan hawlahooda, taasina waxay keenaysaa isilaalin iyo isku-dheelitirid (check and balance). • Taas badelkeeda aqoonyahanada doorbido oraahda ah “kala saaridda awoodaha" waxay xoojiyaan in dhamaan laamaha iyo heeerarka dowlada ay ku shaqeeyayaan inta uu sharciga u ogolyahay ayna kala madaxbanaan yihiin.
Hubinta iyo Isku-dheelitirka: Tusaale • Sharci dejinta waxay awood u leedahay shaqo ka fariisinta dowladda. • Golaha Fulinta waxay awood u leedahay kala diridda barlaaanka. • Golaha Garsoorka wuxuu xadidayaa habdhaqanka sharci dejinta iyo fulinta. • Wada shaqeynta laamaha fulinta iyo sharci djinta ee la xiriirta magacaabista gudiyada madaxa banaan ama garsoorayasha. • Wadashaqeynta Laanta fulinta iyo sharci dejinta ee diyaarinta sharciyada.
Noocyada iyo hanaanka dowladnimo • Nidaamka baarlamaaniga ah – awoodda fulinta waxay guud ahaan ku imaanaysaa magacaabista laanta sharci dejinta • Nidaamka madaxweynaha la doortay – awooda fulinta waxay leh madaxweynaha la doortay • Nidaamka isku dhafka ah – awooda fulinta waxay u kala qeybsan tahay Ra’iisal Wasaare (ay soo magacabeen shaci dejinta) iyo Madaxweynaha ( inta badan la soo doorto)
Hanaanka baarlamaaniga: Arrimaha Ugu Muhimsan § Awoodaha fulinta waxay ka timaadaa sido kale la xisaabtama baarlamaanka; § Wasiirada dowlada waa xubno ka tirsan baarlamanka; § Dowlada iyo Golaha Wasiirada waxaa lagu kala diri karaa cod kalsooni kala noqoshohada ee baarlamaanka uu qaado (waxayna inta badan u baahantahay aqlabiyada sare ee baarlamaanka); § Waxaa kala soocan madaxa dawladda iyo xukuumada; § Kala saaridda awoodda siman– laanta sharci-dejinta oo awood sare ku leh sharci dejinta iyo hawlaha laanta fulinta.
Hanaanka baarlamaaniga: Dulmar Fulinta Sharci dejinta Madaxweyne / boqor Ra‘iisal wasaare Madaxa wadanka (awood badan malahan) Madaxa dowlada , madaxa golaha wasiirada Baarlamaanka doorta / kortorolaa doorta(Marka la reebo: Boqotooyada qua personam; oo mararka qaar ay doortaan hayado gaar ah) doorta Shacabka
Hanaanka baarlamaaniga: qiimeyn § Faa’iidooyinka uu leeyahay ØWaxay meesha ka baxaaya in- cidii guuleysata- ayaa qaadanayso dhammaan: xisbiyada lagaga adkaado doorashada ayaa ku biiri karo xukumad si isbaheysi ah; ØHabraaca sharci dejinta waa mid wax u sareeya: xisbiyada isku baheystay dowlada ayaa badanaa is’afgarad ku gaara meelmarinta xeerarka; § Faa’iido darada uu leeyahay § Arimaha sharci-dejinta – Masuuliyiinta dowlada sida (Ra’iisal wasaaraha , iwm…) toos looma soodoranin ØDowlad aad unugul – xukumada isbaheysiga ah aya is khilaafi kartaa oo dabadeed dhici karta.
Hanaanka madaxtooyada: Arrimaha ugu muhimsan § Kala soocida laamaha dowlada – Golaha Sharci-dejinta iyo Golaha Fulinta way kala madaxbanaanyihiin: awooddda golaha fulinta kama timaado baarlamaanka § Golaha Fulinta toos ayaa loo soo doortaa – dadweynaha ayaa la xisaabtama golaha fulinta xilliga doorashada; § Awooda fulinta – madaxa golaha fulinta ayaa magacaaba oo awaamiirta siiya xukuumadda; § Kala saaridda awoodda siman– si cad ayaa awoodda ugu kala qeybsantahay laamaha dowlada.
Hanaanka madaxtooyo: Dulmar fulinta Sharci dejinta madaxweyne baarlamanka Madaxa wadanka Madaxa xukumada doorasho shacabka
Hanaanka madaxtooyada: xilkaqaadista madaxweynaha • Xilkaqaadista madaxweynaha– “sharciga oo ay soo saarto (golaha sharci-dejinta) oo tilmaamaya in xafiiska laga qaado masuulka dawladeed, isagoo horkeenaya eedeyn qoraal ah ee ku saabsan habdhaqan xumada lagu soo eedeyay masuulka” • Inkastoo uu Golaha Fulinta ka madaxbanaanyahay golaha sharci dejinta, xaalada gaar ah ayaa baarlamaanka xilka kaga qaadi karaa madaxweynaha la doortay.
Hanaanka Madaxtooyo: Qiimeyn § Faa’iidooyinka uu leeyahay ØSharciyad ballaaran – Golaha Fulinta waxaa toos u soo doorto shacabka sidaas darteed waxay leedaay taageero shacbiyad ah; ØAwooda kala soocan – madaxbanaanida Golaha Fulinta waxay xoojineysaa kala soocidda awoodaha; ØGo’aanka kontoroolida – golaha fulinta waxay si madaxbanaan u qaadan karaan go’aannadooda; § Faa’iido darada uu leeyahay ØAwoodda dhexe– dhammaan awoodda oo ku uruurta laanta Fulinta waxaa u horseedaysaa keligii-taliye mana jirayso isbahaysi ama xukun wadaag; ØQalalaaso – kala soocidda awoodaha oo laxoojiyo waxay keeni kartaa cakirnaan siyaasadeed.
Hanaanka isku-dhafka ah: Arrimaha ugu muhimsan • Dalal aad uyar ayaa isticmaalo haanaanka “saafi ah” ee baarlamani ama mid madaxtooyo balse waxay isticmaalan labada hanaan oo iskudhafan. • Wuxuu leeyahay labo Gole fulinta ah oo ka kooban , Ra’iisal Wasaare (baarlamaanka uu soo magacaabay) iyo Madaxweyne ( lasoo doortay) • Awooda dowlada waxay u qeybsan tahay labada xafiis heerar kala duwan • Nidaam madaxtooyin oo nus ah – awooda inta badan waxaa leh madaxweynaha, ra’iisalwasaaraha wuxuu leeyahay awood aad u yar; • Nidaam Baarlamaani oo nus ah– awooda inta badan waxaa leh Ra’iisalwasaaraha, Madaxweynaha awood badan malahan: • Kala saaridda awoodda siman– kala qaybinta awooddda waxay ku xiran tahay nidaam gaar ah.
naanka isku-dhafka ah: Muuqaal Guud Golaha fulinta madaxweyne Madaxa wadanka Waxuu leeyahay awooda fulineed magacaba Ra‘iisalwasaare Waxuu leeyahay awooda fulineeed ; Golaha sharci dejinta baarlamaanka Madaxa xukuumada ogolaada/diidaa doorta shacabka
Hanaanka iskudhafan: qiimayn • Faa’iidada iyo faa’iida darada waxay kutiirsantahay qaab dhismeedka hanaanka: ØNidaam madaxtooyin oo nus ah – waxay leedahay fa’iidada iyo faa’iida darada mid la mid ah nidamaanka madaxtooyada; ØNidaam Baarlamaani oo nus ah– waxay leedahay fa’iidada iyo faa’iida darada mid la mid ah nidaamka Baarlamaaniga; • Labada dhinacba, meelaha isku dhafka ah waxay kenaysaa in ay hoos u dhigto in hal heer uu awooddo oo idil yeesho.
Tusaalooyin is barbardhig ee hanaanka dowladaha • Tusaalooyin isbarbardhig ah ee nidaamka dowladaha: • • Nigeria Russia South Africa Switzerland 31. 12. 2018
Nigeria Sharci dejinta fulinta madaxweyne Madaxa dalka Madaxa xukuumada baarlamaanka golaha shacabka Aqalka sare doorta shacabka Shacabka dowlad goboleedka
Russia fulinta shaci dejinta Madaxweynaha jamhuuriyadda Madaxa dalka Baarlamanka fedraaliga Gudoomiyaha xukuumada Waxuu leeyahay awood fulineed oo muuqata Waxuu leeyahay awooda fulineed; Madaxa xukuumada Dowlad Goboleedka Duma Midowga Golaha Waxay diraan wakiilo ansixyaa /codka udidaa magacaba Dowlad Goboleedyada Kala diraa doorta shacabka dortaa Shacabka Gobol kasta
Koofur Afrika Golaha Sharci dejinta Baarlamaanka fulinta madaxweyne Madaxa dalka Golaha shacabka Madaxa xukuumada Golayaaasha Qaranka ee Gobolada U diraan wakilo matala doorta /kala dira doortaan Xukuumada gobolka doortaan shacabka Shacabka gobolka
Switzerland Fulinta Golaha fedaraalka (7 xumnood, madaxweynaha federaalka oo wareegto ah Madaxa dalka doorta / kontorolaa Golaha Sharci dejinta Midowga Baarlamaanka federaalka Aqlka Xildhibaanada Madaxa xukuumada Aqalka senedka ee jamhuuriyadda Waxay u doortaan si ku dhisan gobol doorta a shacabka Shacabka Gobol waliba
Dastuurka kmg ah ee Soomaliya • Magacaabidda laamaha fulinta: ØMadaxweynaha waxaa lagu dooranayaa fadhi ay wadajir ah ee labada gole ee baarlamanka si aqlabiyad 2/3 (Qod. 89); waxuuna xilka haynayaa 4 sano; ØRa’iisal-Wasaaraha waxaa soo maacaabayaa Madaxweynaha waxaana la horgeynayaa Golaha Shacabka si ay codka kalsoonida usiyaan (qod. 90(d); iyo sidoo kale ay codka kalsoonida kala noqoshada. ØGolaha Wasiirada waxaa soo magacaabaya Ra’iisal-Wasaaraha (Qod. 100).
Dastuurka kmg ah ee Soomaliya • Kala qabsanaanta awoodda Fulinta: ØGolaha Wasiirada ayaa ah “awooda fulineed ee ugu sareyso Xukuumadda Fedaraalka”: ØWaxay dejisaa islamarkaana ay dhaqangaliyaan siyaasada guud ØWaxay awood gaar ah u leedahay kontoroolka sharciga miisaaniyadda; ØWaxay dhaqangaliyaan xeerarka ØMadaxweynaha: ØWaxaa uu ku dhawaaqi karaa xalad degdeg ah ØWaa taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ØWaxuu soo magacaaba Ra’iisal-Wasaaaha
Dastuurka kumeelgarka ah ee soomaaliya Golaha fulinta Madaxweynaha Madaxa dalka Golaha sharci dejinta Baarlamanka federaalka Ra‘iisalwasaaraha Waxaa uu leeyahay awood fulineed ee Waxaa uuleeyahay awood fulineed; Golaha shacabka Aqalka sare Madaxa xukuumada magacab a ansixiyaa/didaa Waxay ku dortaan fadhi wajir ah doorta shacabka ddorta Shacabka dowlad goboleedyada
Kala saaridda hanaanka soomalida • Nidaam Baarlamaani oo nus ah? ØMadaxweyna iyo Ra’iisalwasaaraha labadaba si toos iyo si aan toos ahayn ba waxaay u baahanyihiin ansaxinta baarlamaanka; ØMajirto doorasho toos ah ee laamaha Golaha Fulinta; ØAwooda waxay u qeybsantahay labada Gole fulineed; • Nidaam Madaxtooyo oo nus ah? Ø Baarlamaanka lama xisaabtamayo madaxweynaha doorasha Ø kadib Awooda madaxweynaha kuma koobna mid hab maamoos oo keliya ah (xilliga dagaal, waa taliyaha guud ee ciidamada).
Faa’iidooyinka u leeyahay hananka soomalida • Wax ku’oolnimo – baarlamanka in uu soo magacaabo golaha fulinta waxay abuuraysaa aqlibayid fudud • Hubin iyo isku-dheeli-tir – qaab dhismeedka madaxabanaan ee xafiiska Madaxweynaha waxay xadidaysaa awooda baarlamaanka; • Matalaad tirada yar – abuurida isbahaysiyo waxay kor u qadaysaa awooda xisbiyada laga tiro badan yahay. • Gole Fulin oo laba jibaarn – awooda kala qaysan ee Golaha Fulinta dhexdiisa waxay hoos u dhigaysaa khatarta keligii talisnimo.
Faa’iida darada hanaanka u leeyahay Soomalida • Deegan doorasho kala duwan – dowlad goboleedyada qaar waxay dareemayaan in aysan noqon karin ama loo magacaabi karin Ra’iisalwasaaraha; • Inuu leeyahay sharciyad – maadaama Madaxweynaha aysan dooran shacabka, waxaa ka maqan sharciyadda xafiiska, waxayna wiiqaysaa awoodiisa; • Dowlad jilicsan – jiritaanka isbahaysiyo madaxbanaanida madaxweynaha, waxay ka dhigi kartaa dowlada mid aan sal adag ku fadhinin.
Hubin iyo Isku-dheelitir: tusaaloyin somali ah • Guddiga Adeega Garsoorka wuxuu soojeediyaan garsoorayaasha maxkamada dastuurka, balse waa in uu golaha shacabka ansixiyaa(Qod. 109 B). • Xeerarka miisaniyadda waxaa keenayaa Golaha Wasiirada , balse waa in uu Baarlmaanka Fedaraalka meel mariyaa xeerarkaas(Qod. 80 aad). • Madaxweynaha waxu kudhawaaqi karaa xalad degdeg ah balse baarlamaanka fedaraalka ayaa ansixinayaa ama mudada kadarikaraa (qodobka 131 aad). • Golaha Wasiiradda waxay soojeedinayaan heshiisyada caalimaga ah waxaa ansixinayaa Golaha Shacabka Madaxweynaha wuu saxiixayaa (Qod 90 aad (q)).
Tusaalooyin taarikhi ah ee hanaanka dowladnimo ee Soomaliya • Tusaalooyin taarikhi ah ee hanaanka dowladnimo ee Ooomaliya: • • • Dastuurkii 1960 kii Dastuurkii 1979 kii Dastuurkii 1990 kii Axdigii Qaran kmg ah 2000 dii Axdigii Fedaraalka kmg ah 2004 tii 31. 12. 2018
Dastuurkii 1960 kii golahafulinta madaxweyne Madaxa dalka Sharci dejinta baarlamaanka Ra’iisalwasaare Waxuu leeyahay awooda fulineed Madaxa xukuumadda ansixiyaa / didaa magacaaba Kala diraa doorta a shacabka
Dastuurkii 1979 kii Gudiga dhexe ee Xisbiga Kacaanka Hantiwadaaga Soomaaliyeed fulinta Sharci dejinta Madaxweynaha jamhuuriyadda Golaha shacabka Madaxa dalka Madaxa xukuumadda doorta Kala diraa dortaa shacabka
Dastuurkii 1990 kii Golaha fulinta Madaxweynaha jamhuuriyadda Madaxa dalka Sharci dejinta baarlamaanka Prime Minister Waxuu leeyahay awooda fulineed Madaxa xukuumadda ansixiyaa / didaa magacaba Kala diraa doorta dortaa shacabka
Axdiga qaran ee kumeelgarka- 2000 Golaha fuinta Madaxweynaha jamhuuriyadda Madaxa dalka Sharci dejinta Golaha shacabka Ra’iisalwasaare Waxuu leeyahay awooda fulineed Madaxa xukumada doorta ansixiyaa / didaa magacaba doortaa Odayaasha dhaqanka shacabka
Axdiga fedaraaliga ee kumeelgarka 2004 Golaha fulinta Madaxweynaha jamhuuriyadda Madaxa dalka sharci dejinta Baarlamaanka fedaraalka ee kumeelgarka Ra’iisalwasaare Waxuu leeyahay awooda fulineed Madaxa xukuumada doorta ansixiyaa / didaa magacaba a doortaa Odayaasha dhaqanka shacabka
Gunaanad • Aragtida kala saaridda awoodaha waa muhimad gaar ah u leh dastuurada casriga ah ee maanta jira. • Dastuurka kmg ah ee Soomaaliya kama duwana waxuu u dhigayaa kala saridda awoodaha labo hab: • Mid siman, awooda waxuu ka dhaxeysinayaa Golaha Fulinta , Golaha Sharci deinta iyo Golaha Garsoorka; • Mid kala Sareeysa, sido kale awooda waxay u dhaxeysaa Dowlada Federaalka ah iyo Dowlad Goboledyada qaab dhismeed fedaraaali ah. • Hasi ahaatee su’aashu waxay ka taagantahay, sidee haboon ee nuxur ahaan dastuurka kmg ah u dhigayaa arimahan? iyo sido kale loo keeni karaa wax ka bedel?
- Slides: 42