JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Doorka Sharcidejinta iyo Habraaca sharci
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Doorka Sharci-dejinta iyo Habraaca sharci -sameynta Soomaaliya
Dulmar • • • Qaab-dhismeedka Sharci-dejinta Soomaaaliya Habraaca sharci-sameynta Soomaalya Doorka Sharci–Dejinta ee Habraaca Sharci Sameynta Soomaaliya; Halkee Sharciga laga Sameeyaa-Hab Isbarbardhigid ah Sharci sameynta ee Nidaamka Baarlamaaniga ah Sharci sameynrta ee Nidaamka Madaxtooyada ah • Sharci uu sameeyo Golaha Fulinta • Sharci uu sameeyo Golaha Sharci-dejinta • Kuwa kale oo sameeyo shuruuc • Sida ugu haboon ee loo sameeyo “sharci fiican” • Doorka sharci-dejinta ee habab kala duwan ee sharci sameynta • Habraaca wax ka bedelka dastuurka. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Iyo Maabaadiida Kala Qaybinta Awooodaha • Dal/ Xukuumad (Fulinta , Sharci-Dejinta , Garsoorka) awoodda waxaa fuliya hayado kala duwan ee xukuumadeed; • Ma jirto hayad xukuumadeed oo leh awood kama dambeys ah • Hayadaha dawladda midba mida kale ayay koontorooshaa; • Ma dhammaan laamaha dawladda ? / dawladda waxay ka kooban tahay (Fulinta, Sharc-dejinta iyo Garsoorka) midkasta waxay ku shaqaysaa awoodeeda iyadoo ka madaxbannan midda kale. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Iyo Maabaadiida Kala Qaybinta Awooodaha Shaarci. Dejinta Fulinta Ansixinta shuruucda 30 October 2020 Garsoorka Fulinta/ Fasiraadda Shuruucda Dhaqangelinta Shuruucada Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Ka hor heerka Sharci-dejinta nidamaamka Baarlamaaniga ah • Lanta Fulinta (xukuumadda ) ayaa ah masuulka dejinta siyaasadda iyo habraaca sharci sameeynta; • Hindise sharciyeedka wuxuu ka soo unkumaa fulinta kadib ayuu u soo wareegaa laanta sharci-dejinta; • Halkani ma kala cada kala qaybinta awoodaha u dhexeeya laanta fulinta iyo sharci-dejinta marka la eego habraaca sharcisameeynta ; • Laanta fulinta waxay saameyn ku yeelanaysaa awoodda sharcidejinta, sababtoo ah baalamaanka ayay kuu leeyihiin aqlabiyadd. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Ka hor heerka Sharci-dejinta- nidamaamka Madaxtooyada ah • Mabaadii adag ee kala saaridda awoodda ; • Madaxweynaha wax awood ah kuma lahan nidaamka sharcdejinta ; • Doorkiisa waa in uu maraa laanta “fulinta xiriirka ” sharci sameeynta. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Ka hor heerka Sharci-dejinta nidamaamka Madaxtooyada ah nuska • Nidamaamka Madaxtooyada nuska ah madaxa dawladda ma ahan madaxa ah xukuumadda; • Dalka Farnsiiska, hindise sharciyeed waxaa keena R/Wasaaraha kaasoo leh awoodda sharci unkumidda ; • Dastuurkii 1958 ee dalka Faransiiska wuxuu dejinaayay in hindise sharciyeed waxaa baarlamaan la keeni karaa oo keliya kadib marka uu Golaha Wasiiradda ay uga doodaan golaha dhexdiisa go’aanna ka gaaraan. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Doorka Sharci-dejinta • Dastuur dal uu leeyahay ayaa badanaa go’aamiya qaab-dhismeedka sharci-dejinta iyo sid ay ula falgeleyso laanta fulinta iyo garsoorka; • Isku dheelitirka awoodda goáan gaarista ee u dhaxaysa laanta sharcidejinta iyo laanta fulinta waa furaha ugu muhiimsan ee dumuqraadiyadda casirga ah; • Tayada sharci-dejinta ee ugu kuurgalayso , saamayna ku yeelanayso goáanada laanta fulinta mahan oo keliya ansixinta ama meelmarinta goáanada fulinta balse hubinta isku dheelitirnaanta( checks and balances) ayaa ah mid looga baahan yahay xukuumad demuqraadi ah oo xoogan; • Nidaamka dimuqraadiga ah ee sharci dejinta waxay wakiil ka tahay oo matashaa xukunka Shacabka “rule by the people”. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Dulmarka doorka sharci-dejinta Dooranay a Bulshada 19 October 2016 Baarlamaanka Qaabeeya Name of presenter (Insert > Header and Footer) Samaynay a Shuruuc 9
Qaab-dhismeedka Sharci-dejinta Soomaliya • Baarlamaan ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare (Qod. 55) ee KMG • Taariikh ahaan dastuurka Soomaliya ee hore maysan lahay Baarlamaan ka kooban labo aqal. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci-dejin iyo Nidmaaka Federaalka • Qaabaynta nidaamka Federaalka wuxuu xaqiijinayaa is xukun heer dawlad goboleed iyo xukun wadaag heer qaran; • Xukun wadaagga wuxuu si dhab ah ku hergeli karaa marka la dhiso hay‘ado iyo habraacyo kaga qaybgeli karaan wakiilada matalaya dawlad goboleedyada habraaca go‘aan gaarista ee heer qaran; • Habka ugu caansan ee lagu xaqiijin karo xubnaha dawlad goboleedka ee matalaya kagana qaybgelikaraan arintaasi waxay tahay aqalka labaad ee baarlamaanka; 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 1
Aqalka Labaad • Doorka nidmaaka Federaalka uu ku qaabaynaayo sharcidejinta waxay ka imaanaysaa Aqalka labaad; • Aqalka labaad waxaa lagu dhisay in nidmaayada federaalka lagu xaqiijiyo ‘xukun-wadaag’ iyo in dawlad goboleedayada ama xubnaha ka tirsan federaalka ay ku yeeshaan wakiilo marka la gaarayo go’aan heer qaran; • Wadamo badan oo federaal ah waxay samaysteen aqalka labaad; • Hase ahaatee qaab-dhismeedkooda, xeerarka go’aan gaaristooda iyo awoodahooda way ku kala duwan yihiin dawladaha federaalka ah; 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 2
Habraaca Sharci samaynta Dalka Soomaaliya: Guud ahaan • Hindise sharciyeed waxaa bilaabi kara labada Aqal midkood : Ø Golaha Shacabka: • Toban xubnood oo Golaha Shacbka • Golaha Wasiirada Ø Aqalka Sare: • Wakiilkasta oo ka mid ah xubnaha ka tirsan Federaalka • Guddi kasta oo ka tirsan Aqalka Sare • Golaha shacabka oo keliya ayaa u diri kara sharciga kama damabaysta ah si uu saxiixo Madaxweynaha; • Habraaca way ku kala duwan yihiin taasoo ay ku xiran tahay aqalka uu ka bilaabmo hidise sharciyeedka; • Maxkamadda Dastuurka ayaaa go’aan ka gaaraysa arrimaha lagu durayo sharciga sida ku cad (Qod. 86) ee Dastuurka KMG 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 3
Habraaca Sharci samaynta Dalka Soomaaliya 2012 -2016 Xeer Hoosaadka Baarlamaanka Aqrinta koowaad Heer Guddi(wax ka bedel wuxuu u soo gudbinayaa aqalka) Heerka warbixinta Aqrinta seddexaad 30 October 2020 Aqalka Sare (Hypothetical) Golaha Shacaba Aqrinta Labadaa(ka doodid, wax ka bedelid ma lahan) Aqrinta koowaad A. Sare Ansixin/Wax-kabedelid/ Diidis Aqrinta labaad GSH wuu ogolanyaa wax-kabedelka ama wuu diidayaa / ama ku burin codayn 2/3 Heerka guddi Heerka warbixinta iyo Aqrinta seddexaad U dirid Madaxweynaha si uu u saxiixo Name of presenter (Insert > Header and Footer) Ogolaansho (hidise sharciyeedkii wuxuu noqonayaa shrci)
Habraaca Sharcidejinta: Golaha Shacabka: 3 Xulashooyin (Ansixin, wax-ka-bedelid iyo ansixin, diidid) Ansixin sharci iyadoo wax laga bedelay Qod. 82(1)(a) Diidmo Sharci Qod. 82(1)(b) Ansixin Sharci Qod. 82(1)(a) Aqalka Sare: 3 Xulka Ansixin, wax-ka-bedelid , Diidid) Ansixin sharci Qod. 82(2)(a) Wax-ka-bedelid sharci Qod. 82(2)(b) Diidmo Sharci Qod. 82(2)(c) Golaha Shacabka Oglaansho diidmo Qod. 82(5)(a) Burin diidmo cadayn 2/3 Qod. 82(5)(b) Sharci ma noqonayo Ogolaansho wax-kabedelid Qod. 82(4)(a) Waa Sharci Diidmo wax-ka -bedel codayn 2/3 Qod. 82(4)(b)
Habraaca Sharcidejinta: Aqalka Sare Aqalka sare: 3 Xulashooyin (Ansixin, wax-ka-bedelid iyo ansixin, diidid) Ansixin sharci iyadoo wax laga bedelay. Qod 83(1)(a) Diidmo Sharci (Qod. 83(1)(b) Ansixin Sharci Qod. 83(1)(a) Golaha Shacabka : 3 Xulka Ansixin, wax-ka-bedelid , Diidid) Diidmo Sharci Qod. 83(2)(c) Wax-ka-bedelid sharci Qod. . 83(2)(b) Ansixin sharci Qod. 83(2)(a) Aqlka Sare Diidmo Sharci Oglaansho diidmo Diidmo wax-kabedel codayn 2/3 Burin diidmo cadayn 2/3 Qod. . 83(3)(b) Qod. 83(4)(b) Ogolaasho waxka-bedel u codeyn la‘aan Qod. 83(3)(a) Qod. . 83(4)(a) Golaha Shacabka Burin la dulsaarayo diidmadii hore codeyn 2/3 Qod. 83 (5) Ogolaaday burinta Qod. . 83(6)(b) Sharci ma noqonaayo Diimada Burinta codeyn 2/3 Qod. 83(6)(a) Soo gudbin sharciga wax-ka bedelka Qod. 83(5) Sharci
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Awoodda u gaarka ah Qodobka 69 ee Dastuurka KMG ah • Ansixinta R/wasaaraha la soo magacaabay codeyn (50%+1); • Ansixinta Guddiyada Madaxabannaan; • Diyaarinta shuruucada aan ahayn sharicg miisaaniyadda; • Codka kalsooni kala noqoshada R/wasaaraha codeyn (50%+1); • La xisaabtamayaan hayadaha dawladda; • Waxay u yeerayaan R/Wasaaraha, Golaha Wasiiradda iyo Guddomiyaasha Guddiyada Madaxabannan 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 7
Awoodaha Aqalka Sare Awoodda sharci-dejinta • Aqalka Sare wuxuu ka qaybqaataa sameynta dhammaan shuruuca, ma ahan oo keliya kuwa saameeya Dawladaha xubinta ka ah Federaalka (Qodobada 79, 82 and 83); • Aqalaka wuxuu saari kara diidmada qayaxan shuurcda uu ansixiyay Golaha Shacaba, hase ahaatee ma ahan mid kama dambeys ah; • Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad sedax-meelood labo ku burin kara diimada ama wax-ka-bedelka Aqalka Sare (Qod. 83); 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 8
Awoodaha wadaag ah ee Baarlamaanka Federaalka Awoodaha Sharci-dejinta • Ansixin, wax-ka-bedelid ama diidid sharci; • Wax ka-bedelidda Dastuurka (2/3) codeyn aqal kasta; • Doorashada Madaxweynaha (2/3 codeyn guud ahaan) • Xil ka qaadista Madaxweynaha (iyadoo Maxkamadda Dastuurka ay ukuurgeleyso iyo guud ahaan u codeyn (2/3) • Ansixinta xaalad deg ah oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha • U yeeridda R/wasaaraha iyo Golaha Wasiirada. 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 1 9
Halkee laga sameeyay sharciga? • Dastuurka wuxuu leeyahay sharci waxaa sameyn karo Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka ama Aqalka Sare. Halkee ayaa laga sameeyaa sharciga? • Haddii sharci laga soo diyaariyay laanta fulinta, doorka sharci-dejinta waxay noqonaysaa mid culeyska ay saarto hay’adaha dawladda ay dejiso siyaasadda iyo diyaarinta shuruucda. • Tusaale waxaa ka mid ah su’aalo weydiinta baarlamaanka uu weydinaayo wasiirada/R-wasaaraha, baaritaan lagu sameeynaayo habraaca siyaasadeed, ku dhiirigelinta warbaahinta in ay culeys saaraan, iyo wargelinta xubnaha ka tirsan federaalka siyaasad sameynta. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad: UK 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad: UK Source: Wikipedia 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Guddiga Joogtada Daraasad: UK • Wuxuu ka kooban 16 ilaa 50 xubnaha Baarlamaanka • Xubnihiisa wuxuu ku jaan go’anyahay isku dheeli tirka xisbiyada iyo khubaro Laguma samaynayo waxka-bedel marka uu heerka guddiyada uu marayo • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad ku saabsan: Italy Soo gudbinta Hindise Sharciyeed 30 October 2020 Deb-u-eegista koowaad ee Hindise Sharciyeedka Ka doodista iyo Ansixinta Baarlamaanka Name of presenter (Insert > Header and Footer) Ansixinta Madaxweynaha
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daarasad ku saabsan: Italy 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad ku saabsan: Germany • Nidaam labo Aqal ah • Nidaam Labo Aqal aan sinayn • Budestag, Bundesrat Bundestag (Aqalka Hoose) 30 October 2020 Bundesrat (Aqalka Sare) Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad ku saabsan: Germany • Nidaam labo Aqal ah • Nidaam Labo Aqal aan sinayn • Budestag, Bundesrat • Awooda sharci samaynta waxay ku uruursan tahay aqalka hoose, halka Aqalka sare la siiyay diidmada qayaxan oo uu wax ku laali karo • Hindise sharciyeed waxaa bilaabi kara xukuumadda, 5% xubnaha (Bundestag) Aqalka hoose, ama dhamaan xubnaha Aqalka Sare (Bundesrat) • Aqalka Sare (Bundesrat) wuxuu leeyahay diidmada kama dambaysta ah ee qayaxan ee shuruucda saamaynta ku leh dowalad goboleedyada (Länder), iyo diidmada qayaxan ee laalan ee shuruucda kale. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad ku saabsan: Germany Codka diidmada laalan 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daaras ku saabsan: Germany • Diidmada qayaxan ee kama dambaysta ah 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci Sameynta Nidaamka Madaxtooyo Daarasad ku saabsan: USA “Awoodda sharci dejinta oo idil waxaa iska leh golaha kongreeska Maraykanka kaasoo ka kooban Aqalka Sanadka iyo Aqalka Wakiilada” (Qod. 1, Faqradda 1) ee Dastuurka Maraykanka • • 30 October 2020 Ilaha sharci-dejinta waa xubnaha Aqalka Wakiilada ama Wakiilo ka socda Sanadka Mudadaan danbe, waxaa badnaa isticmaala “laanta Fulinta” Madaxweynaha u soo gudbisa Sharcidejinta Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharcisamaynta Kongareeska Daraasad ku saabsan: USA • Afar qabood oo sharci samayn ah: hindise sharciyeed qaraar wadajir ah, qaraar awood siman iyo qaraar sahlan. • Hinidse sharciyeedka waa midka caanka oo bilwga sharciga ah • Hindise sharciyeedka waxaa lagama maarmaan inay ku heshiiyaan qaab isku mid ah: 1. Waxaa Anisinaya Madaxweynaha; 2. Haduu ku guuldareeysto Madaxweynaha inuu ku soo celiyo hindise sharciyeedka iyadoo la socoto diidmadiisa uu ku soo celiyo Aqalkii uu ka soo bilaabay sharciga marka kongreeska uu u ku jiro Kalfadhigiisa; 3. Diidmada qayaxan ee Madaxweynaha waxaa lagu burin karaa codayn seddex meelood labo meel ee Aqalkasta. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Guddiyada Kongeeska Daraasad ku saabsan : USA • • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Guddiyada ay khuseeyso mowduuca Xubnaha guddiga waxay u qaybsamaan labada xisbi ee waaweyn Awooda waxaa u go’aamiya Aqalka Waxaa laga dhagaysanayaa fasiraad hindisa sharciyeedka cida keentay, waxay soo dhawaynayaan aragtida khubarada, waxay su’aalo weeydiinayaan wakiilada hindise sharciyeedka keenay, warbixin waxay u gudbinayaan kal-fadhiga Aqalka
Sharci Samayanta Baarlamaan ka kooban labo Aqal • Xubnaha Aqalka labaad: • Madoonayaan jagooyin • Kuma xirna siyaad xisbi • khubaro • Hawlo kala duwan ee wakiilada ee aqlada : • Wakiilada golollada federaalka ah 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sharci uu soo Bilaabo Mucaaradka Tusaale Jarmal – Soo gudbin Soojeedimaha Sharci • • • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Inta badan soojeedimaha sharci waxaa soo gudbiya laanta fulinta una soo gubiya Aqalka Hoose Seddexda xisbi ee mucaaradka ah midkasta wuxuu soo gudbiyay soojeedimo sharci gaar ahaantiisa Wadajirkooda waxay soo gudbiyeen oo keliya afar soojeedin shrci oo keliya muddada doorashada u dhaxaysay 20092013
Sharci uu soo Bilaabo Mucaaradka Tusaale Jarmal – Soo gudbin Soojeedimaha Sharci • • • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) 434 oo ka mid ah 484 shuruucdii ay soojeediyay xukuumada waa la ansixiyay Shuruucda ay soojeediyeen mucaaradka midna lama ansixin inta u dhaxaysay 2009 iyo 2013 Tani waxay la mid tahay arrimihii la sameeyay sanadkii la soo dhaafay. Soojeedimo shuruuc oo yar ayaa la ansixiyay ama lama ansixin
Sharci uu soo Bilaabo Mucaaradka Tusaale dalka Jarmal – Xulafaysi Xisbiyada Talada Haya • • • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Marka xisbiyada mucaaradka ah uu sharci la soo gudbiyo si wadajir ah axsaabta xukunka haysata Shuruucdaa waa la ansixinayaa inta badan. Marka la gaaro is afgarad balaaran Sharciga Soojeedinta wadajirka ah loo soo gudbiyay waxaa sareeysa in loo ansixiyo. Is afgaradkaasi wuxuu yimaadaa marar dhif ah.
Saxiixid iyo Dhaqangelidda sharciyada • Shuruucda waxaa caadi ahaan dhaqan geliya Madaxa dawladda marka ay gaarto heerka ugu dambeysa; • Madaxda dawladda badanaa waxay xaq u leeyhiin in ay diidaan balse dalal qaar ah weligood ma isticmaalin sida (Boqortooyada Ingriiska), qaarna mar dhif ah sida dalka (Faransiiska), qaar kale marar badan sida (Mareykanka) • Maxdaxweynaha wuxuu weydiisan karaa Maxkamadda Sare in ay hubiso waafaqsanaanta dastuurka ka hor inta aan la faafin • Dalka Nigeria habraaca wuxuu yahay in Madaxweynaha uu haysto 30 maalmood si uu saxiixo ama uu diido kadibna la soo xiriiro Baarlamaanka taasoo iyagana ay ku burin karaan codeyn labada aqal 2/3 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Meel marinta Madaxweynaha ee ku xusan Dastuurka Soomaliya • Qod. 85 aad ee Dastuurka KMG wuxuu qeexayaa: • “Hindise sharci qabyo ah wuxuu dhaqan-gelayaa kaddib marka uu maro habraaca sharci-dejinta ee ku xusan cutubkan, Madaxweynaha Jamhuuriyadduna saxiixo, laguna soo saaro Faafinta Rasmiga” • Tan waxaa loo qaadan karaa in Madaxweynaha uu ka gaari karo go’aan hindise sharciyeedkan. Waxaa jira xeerar uu Madaxweynaha wax ku diidi karo taasnina way ka maqan tahay Dastuurkan, waxayna u baahan tahay in arrintaas la wajaho. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Meel marinta Madaxweynaha ee ku xusan Dastuurka Soomaliya Dastuurka 1960 • Dastuurka 1960 ee Soomaaliaya wuxuu u ugolaanayaa Madaxweynaha inuu dib ugu soo celiyo baarlamaanka hal mar; hadiise hindise sharciyeedka ay marlabaad ay ansixiyaan baarlamaanka Madaxweynaha waxaa looga bahan yahay inuu saxiixo hindise sharciyeedka si uu u noqdo Sharci. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Meel marinta Madaxweynaha ee ku xusan Dastuurka Soomaliya Dastuurka 1960 • Qodobka 61. DHAQAN-GELIN IYO DAABACAAD • (1) Sharci kasta oo uu Goluhu ansixiyo waxaa dhaqan-gelinaya Madaxwaynaha Jamhuuriyadda muddo lixdan (60) maalmood gudahood ah marka la ansixiyo. • (2) Haddii uu Goluhu si aqlabiyad buuxda ah ee xubunihiisa, ugu dhawaaqo in ay jirto baahi deg-deg ah, waxaa sharcigaas lagu dhaqan-gelinayaa waqti xaddidan gudihiis oo uu Goluhu cayimayo, waxaase shardi ah in xaddidaadda waqtiga ee noocani aysan ka yaraan shan maalmood. • (3)Muddada loo cayimay dhaqan-gelinta gudaheeda, waxuu Madaxwaynaha Jamhuriyadda u soo gudbin karaa Golaha farriin uu ku codsanayo, isagoo sheegaya sababaha taasi keentay, in sharciga dib loo eego. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Cont. . Dastuurka 1960 • (4) Haddii uu Goluhu ku ansixiyo sharciga noocani mar kale aqlabiyad dhan seddex meelood laba meel (2/3), waxuu Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ku dhaqangelinayaa soddon maalmood gudahood marka la ansixo. • (5) Sharci kasta oo uu Golaha ansixiyo, Hoggaamiyaha Qarankuna dhaqan-geliyo, waxaa lagu daabacayaa faafinta Rasmiga ah ee Dawladda, waxuuna hawl-gal noqonayaa maalinta 15 aad ee daabacaadiisa haddii uusan sharcigu si kale u dhigin waxaa lagu soo saarayaa dekreetada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda kadib soo jeedinta Golaha. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Meel marinta Madaxweynaha ee ku xusan Dastuurka Soomaliya • Arintan seddex meelood labo meel ee dib loogi ansixinayo waxaa sidoo kale si buuxda loogo qeexay Dastuurka 1979 (Qod. 72), kaasoo dalbanaya dib u ansixin cod Aqlibayd seddex meelood labo meel ee Golaha Shacabka; • Sidoo kale Baarlamaanka Qaranka wuxuu dalbayay dib u ansixin Seddex meelood labo meel ee ku xusan Dastuurka 1990 (Qod. 69). 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Mas’uuliyeen kale oo lug ku leh Dastuur Samaynta • Shuruucda caadiga ah iyo kuwa fudud; • Qaab dib-u-eegis garsoor oo xoogan; • Wadamo isku tagay iyo kuwo hay’ado caalami ah iyo shuruuc; • Shuruucda hoose iyo xeer dhaqameedka; • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sida Ugu Haboon ee “Sharci Fiican” • Sharci Fiican waxaa loo saaraa inuu hormariyo sharciga uu noqdo mid la fahmi karo; • Su’aalaha ku saabsan ‘sidee bay muwaadiniinta caadiga ah ku fahmi karaan shuruuc badan oo adag oo muhiim ah ’? • Arrinta waxay tahay in la helo qoritaan sharci tayo leh oo hoos u dhigo adkaanta shuruucda, isla markaana la hormariyo hilitaanka shuruucdaas sida (aalada Internetka) • Sidee baa loola shaqayn karaa qoritaanka shuruucda si loo yareeyo waqtiga, tulaase ahaan isla markiiba ogolaansho sixitaan ee isla nuqulka qoraalka. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Sida Ugu Haboon ee “Sharci Fiican” • Inuu la socdo qoraal faahinaya hindise sharciyeed kasta. • Dhibka wuxuu ka imaanyaa habraaca lagu soo saarayo sharciga, tusaale ahaan Baarlamaanka wuxuu helyaa hindise sharciyeed aan dhamaystirneen oo ay sii gudbiaan laanta fulinta ka dibna ay waydiistaan in si deg ah loo ansixiyo • Majiri kartaa hab lagu hubin karo tayada hindise sharciyeed ka hor inta aan la gayn Baarlamaanka? • Majiraa xeer lagu eegayo halbeega gaarsiisan sharciga? 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Doorka Sharci-dejinta ee Habraaca Sharci Samaynta • Fulinta ayaa awood badan ku leh habraac samaynta ha noqoto sida ku xusan Dastuurka ama ha noqoto hab farsamo oo u sahleysa Dastuur Samaynta ; • Xeer-dejinta badanaa waxaa ‘wareerin’ danaha axsaabta siyaasadeed; • Doorkee u harsan xeer-dejinta? ; • Iyadoo saamyn uu ku leeyahay deegaan doorashadooda ee xaga kooxaha ololeysa iyo kuwa danaha gaarka ah leh iyo sidoo kale sidii loo qaabayn lahaa talooyinka bulshada loona helilahaa daahfurnaan iyadoo la adeegsanayo warbaahinta. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Ka Fikir? • Halkee laga sameeyaa sharciga? Maxay yihiin arrimaha ayidsan ama diidsan in sharci la sameeyo marka loo eego hay’ad kasta oo Dastuuri ah? 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka • Waa inuu jiraa habraac gaar ah oo ilaaliya si looga hortago in si degdeg ah ama si aan maangal ahayn wax looga bedelo dastuurka; • Waa inuu jiraa aqlabiyad gaar ah, ay lug ku leeyihiin sharcidejinta gobollada iyo afti dadweyne 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Dalka Switzerland • Wax-ka-bedelka Dastuurka waxaa loo baahan yahay in laga ansixyo labada aqal lana helo aqlabiyad laba jibaaran oo ah (50%+1) ee codeyn afti dadweyne • Codeynta kowaad waxay ku saleysan tahay codeyn aqlabiyad ah ee dalka oo idil (50%+1), halka codeynta labaad loo baahan yahay in helo codeyn ka badan kala bar muwaadiniinta degan xubnaha ka tirsan gobolka (cantons) oo taagyeersan (50%+1) wax-ka-bedelka; • Si loo ilaaliyo nidaamka federaalka ee dalka- in loo adeego danaha aqlabiyadda shacabka degan gobolada (cantons ). 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Dalka Switzerland Golaha Qaranka Baarlamaanka Golaha Gobolada Wax-ka-bedel Aqlabiyad Afti Dadweyne Codeyn aqlabiyad ah ee dalka oo dhan + Codeyn in ka badan kala bar gobolada oo taagyeersan wax-ka bedelka Wax-ka-bedel Dastuurka 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Dalka Talyaaniga • Wuxuu dalbayaaa in la helo aqlabiyad seddax meelood –labo ee labad aqal ee baarlamaankat; • Haddi aan la helin tiradaasi, shan meelood-meel ee aqal kasta wuxuu weydiisan karaa afti. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Idaalka Talyaaniga Aqalka Xildhibaanada Baarlamaanka Senedka 1/5 xubnaha aqal kasta yaa weydiisan karo afti Aqlabiyad 2/3 In ka yar aqlabiyad 2/3 Afti Dadweyne Wax-ka-bedel Dastuurka 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Aqlabiyad 2/3
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Daalka Sudan • Dalalka federaalka ahi, xubnaha ka tirsan federaalka guud ahaan waa in ay saaamayn ku leeyihiin habraaca wax-ka-bedelka dastuurka ugu yaraan hadii danahood ay khatar gasho; • Badanaa arintaasi waxaa lagu damaanad qaadaa aqalka labaad ee baarlamaanka; • Dalka Sudan, wax-ka-bedelka dastuurka waxaa loo baahan yahay aqlabiyd afar meelood-seddax ee Golaha Qaranka iyo Golaha Gobolada. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Sudan Golaha Qaranka Baarlamaanka Golaha Gobolada Aqlabiyad ¾ Aqlabiyad 3/4 Wax-ka-bedelka Dastuurka 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Nigeria • Aqlabiyad seddax meelod –labo ee Aqalka Wakiilada iyo Aqalka Senedka iyo waxaa inta dheer ansixinta seddax meelood-labo Golaha Sharci-dejinta ee Gobolada. 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Nigeria Aqalka Wakiilada Baarlamaanka Aqlabiyad 2/3 Baarlamaanka Gobolada Lagu ansixiyo qaraar ay ansixiyaan dhamaan Gobollada ugu yaraan codayn 2/3 Wax-ka-bedelka Dastuurka 30 October 2020 Senedka Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 1960 • Wax-ka-bedelka Dastuurka: In ay soojeediyaan ugu yaraan shan meelood-meel xubnaha Baarlamaanka; Xukuumadda; ama 10, 000 codbixiyaal iyo; Laba jeer oo isku xigta codeyn ee Baarlamaanka kadib seddax bilood gudahood ; • Waxaa loo baahan yahay aqlabiyad sahlan ee (50%+1) codeynta kowaad iyo ugu yaraan seddax meelood –labo codeynta labaad • • 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 1960 Baarlamaanka 3 bil ka dib Ansixin aqlabiyad fudud Ansixin aqlabiyad 2/3 Wax-ka-bedel Dastuurka wax laga bedelay 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 2012 • Habraaca wax-ka-belka dastuurka ka hor inta ansixinta kama dambeysta ah lagu ansixinaayo afti dadweyne; • Qabyo qoraal uu diyaariyo Guddiga Madaxabanaan ee GMDHD (Qod. 134) • Iyadoo uu korjoogteenaayo tilmaamana siinaayo Guddiga La socodka ee Baarlamaanka; • Wax-ka-bedel kasta waa in lagu ansixiyaa cod aqlabiyad ah ee tirada guud ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka (Qod. 136) 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 2012 Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Aqalka Sare Magacaabayaa Guddiga La. Socodka Inuu Ansixiyo Guddiga La. Socodka 30 October 2020 Siinayaa tilmaao Qorista wax ka bedelka dastuurka ama shuruucda hirgelinta GMDHD Diyaarinayaa Horgeenayaa Golaha Shacabka Wax ka bedelka dastuurka ama shuruucda hirgelinta Ansixinayaa Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 2012 • Habraaca wax-ka-bedelka dastuurka kadib ansixinta kama damabeyska ah ee lagu ansixinayo afti dadweyne • Wax ka bedel waxaa la sameyn karaa kadib marka ay ansixiyaan aqlabiyad seddax meelood - laba tirada guud ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka (Qod. 132); • 20 ka xubnood ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka waxay diyaarinayaan wax ka bedel kasta ee dastuurka; • Isla marka la ansixiyo Dastuurka kmg ah waxaa la bilaabayaa habraac kale oo ay bilaabayaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyagoo la tashanaaya dawladaha xubinta ka ah federaalka (Qod. 137) 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Habraaca Wax-ka-bedelka Dastuurka Somalia 2012 Golaha Shacabka Soo dirsanayaa 10 xubnood Ansiixin aqlabiyad 2/3 Baarlamaanka Federaalka Guddi Wadajir ah Aqalka Sare Soo dirsanayaa 10 xubnood Diyaarinayaa Wax-ka-bedelka Dastuurka wax laga bedelay 30 October 2020 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Ansiixin aqlabiyad 2/3
- Slides: 62