JAAMACADDA UMMADAA Awoodaha kala sareeya Tusmso Awoodda Sharicdejinta




















- Slides: 20
JAAMACADDA UMMADAA Awoodaha kala sareeya
Tusmso ◦ Awoodda Sharic-dejinta ◦ Awoodda Funlinta ◦ Awoodda Garsoorka Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Sharci-dejinta Awoodaha gaarka u ah Vs. Midda wadaaga ah/la-wadaago ◦ Arimaha ugu muhimsan ee xukuumadda waxaa ka mid ah awoodda Sharcidejinta. ◦ Arintaan guud ahaan waxaa loo sameeyay in sid cad loo kala saaro awoodaha ay kala leeyihiin Dawalaada Federaalka iyo Dawladaha Xubinta ka ah Federaalka. ◦ Afar qeeybood oo awoodaha ◦ ◦ 18 May 2021 Awoodda sida gaarka ah u leh Xukuumadda Federaalka Awoodda sida gaarka ah u leh Dawladaha Xubinta ka ah Federaalka Awoodaha wadaaga/Lawadaago Awoodaha haraaga ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Sharci-dejinta Awoodaha gaarka u ah Vs. Midda wadaaga ah/la-wadaago : Xukuumadda Federaalka ◦ Waa in siyaasad guud lagu hogaamiyaa dalka oo idil. ◦ Sidoo kale awoodaha waa in aysan abuurin dhibaatooyin marka Dawlad federaalka ka tirsan aysan wax kheeraad ah ku soo kordhinaynin balse wax faa’iidaysanayso. ◦ Awoodaha markasta u gaarka ah ee Xukuumadda Federaalka waa: ◦ Lacagta, Difaaca, Ansixinta Heshiisyada, Kaabaha dhismooyinka dalka, Nadaaminta Ganacsiga Gudaha iyo Dibadda, iwm. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Sharci-dejinta Awoodaha gaarka u ah Vs. Midda wadaaga ah/la-wadaago : Dawladaha Xubinta ka ah Federaalka ◦ Siyaasad guud oo kala duwan waa in loo dejinin xubin kastoo ka tirsan federaalka ◦ Waxaa ka mid ah siyaasad oo fursad siinaysa in la abuuro tijaabo cilmi barineed ee dhanka Dimuqaraadiyada ah taaso lagu soo saarayo siyaasad la tijaabiyay ◦ Awoodaha markasta u gaarka ah ee Dawaladaha Xubinta ka ah Federaalka waa ◦ Nidaamka Ganacsiga u dhexeeya dawladaha xubinta ka ah federaalka, kaabaha dhismaha degaankooda, waxbarashada, faydhoore caafimaadka, barnaamijka shabakada nabadgelyada bulshada, hawlaha dawladaha hoose, iwm. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Sharci-dejinta Wadajir/Awoodaha Wadaaga ah ◦ Awoodaha heer kastoo xukuumada kasta ay wax ku leeyihiin ◦ Heer kastoo xukuumadeed waxay siyaabo kala duwan u maareeyn karaan hawlo ◦ Ilaalinta Bayadda– Xukuumadda Federaalka waxay guud ahaan kontoroolaysaa ilaalinta iyo xanaaneynta dhulka federaalka halka xubnaha ka tirsan federaalka ay ilaalinayaan oo keliya dhulka degaanadooda oo keliya ◦ Heer kasta wuxuu leeyahay awood dhammaan arrimaha isaga uu maamulo ◦ Ilaalinta– Xukuumadda Federaalka waxay dejinaysaa nidaamkii dhulka loo ilaalin lahaa halka xubnaha ka tirsan federaalka ay raaci karaan nidaamkaas ama mid ka ballaarn dejisan karaan (tusaale ahaa: hadii Xukuumadda Federaalka ku dhawaaqdo in 5% dhulka oo idil laga dhiga keyd, xubnaha ka tirsan federaalka way qaadan karaan 5% ama samaysan karaan siyaasdooda u gaarka ah oo 10%) ◦ Tani waxay keeni kartaa khilaaf, waxaana loo baahan yahay waxda xoojood iyo iskaashi. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Sharci-dejinta Awoodaha Haraaga ah ◦ Yaa la haanaya awoodaha aanan si cad u qeexin dastuurka? ◦ Guud ahaan waxaa la haanaya Xubnaha ka tirsan federaalka dalalka isu tagay sida. Mareykanka, Nigeria, Australia, Switzerland ◦ Fikradda waxay tahay in xubnaha ka tirsan waxay ogolaadeen in ay ka mid yihiin dawladda ◦ Waxay heshiis ku ogolaadeen in ay dhiibaan siyaasado qaar ah, aaanan ku jirin kuwa lagu xusin heshiiska (dastuurka) ◦ Dalal kale sida India, awoodda haraaga ah waxaa iska leh Xukuumaddda Federaalka ◦ Waxay ku xiran tahya hadba awooda haraaga ah- dalka Ethiopia wuxuu siinayaa awooda haraaga ah gobolada ka tirsan federaalka marka laga reebo canshuuraha. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Fulinta Qaybaha Awooda Fuliinta ee wadaaga ah ee nidaamka Federaalka ◦ Nidammka Federaalka ee labada ah ◦ Heer kasta oo xukuumadeed waxaa loo qoondeeyay awood u gaar ah ◦ Wax isdul saaran ma jiro ◦ Waxaa si cad u kala qaybsan awoodaha ◦ Iskaashiga/Nidamaanka Federaalka wadjirka ah ◦ Awoodda si ballaran loo wadaago ◦ Awoodaha oo isku kor dhaco ◦ Taaso keeni karta in ay timaado in la isku biiro, la iskaashado wada xaajoodna la sameysto 18 May 2021
Awoodaha Fulinta Nidaamka Iskaashiga Federaalka ee ku xusan Dastuurka ku meel gaarka ah Qodobka 51(1) ee Dastuurka. Ku meelgaarka ah wuxuu dejinayaa qaabka iskaashiga: Heer kasta oo Xukuumadeed ha ahaadeen heerar siman ama kuwo kala sarreeya waa in ay yeeshaan xiriir iskaashi oo wanaagsan. Qodobka 52(2) sidoo kale wuxuu tilmaamayaa in dawladaha xubinta ka ah federaalka ay heshiis lageli karaan Dawladda Federaalka ◦ Sida heshiisyo iskaashi oo ay ku wada hawlgalaan, aanse lahayn awood sharci, inkastoo la ogeyn sababta sidaa looga dhigay hadane waxay fududeynaysaa iskaashiga, wax wadaqabsiga iyo wadaxaajoodka ◦ Wadamo federaal oo leh nidaamka iskaashiga sida Canada, heshiisyadaas waa mid wax waajibinaya. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Fulinta Qaab dhismeedka Ciidamada Qalabka Sida ee Dawladaha Federaaka ◦ Dalalka Federaalka oo idil ciidanka qalbka sida waxaa maamula xukuumadda Federaalka ◦ Qaar ka tirsan wadamo federaal ah sida Mareykanka iyo Australia, waxay u ogolaanayaan in xubnaha ka tirsan federaalka ay yeeshaan ciidamada ilaalada qaranka kuwaasoo loo yeeran karo marka ay dhacdo musuubo qaran ama marka ciidamada booliiska caadiga ah uu awoodi waayo ilaalinta xasiloonidda ◦ Ma jiro dal Afrikaan ee Federaal ah oo u ogolaanaya in xubnaha ka tirsan federaalka ay yeeshaan ciidan nooco rabo ah noqdee 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Fulinta Qaab dhimeedka Boliiska Dawladaha ka tirsan Federaalka ◦ Dhamaan dawladaha federaalka ah waxay leeyihiin ciidamo Booliis ah oo si gaar ah fuliyo sharciga federaalka. ◦ Badi dawladaha federaalka waxay u ogolaadaan dawladaha ka tirsan federaalka in ay yeeshaan ciidamo booliis ah oo hirgeliyo shuruuca dawlahaha xubinta ka ah federaalka. ◦ Booliiska ka tirsan dawladaha ka tirsan federaalka waxaa loo isticmaali karaa fulinta shuruucda federaalka ◦ Wadmo qaar ah oo ka tirsan federaalka uma ogolaanayaan dawladaha ka tirsan federaalka in ay samaystaan ciidamo boliis ah. ◦ Koofur Afrika – ma jiro ciidan boolis oo ay leeyihiin xubnaha ka tirsan federaalka, hase ahatee magaalooyinka waaweyn waxay leeyihiin ciidanka dawladaha hoose ◦ Nigeria – Booliska waxaa si gaar ah u leh Xukuumadda Federaalka 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Garsoorka Noocyadaa Garsoorka ◦ Garsoor midaysan– South Africa – wuxuu la mid yahay garsoorkiisa kuwa dawladaha ku dhaqma nidaamak dhexe. Dhamman dacwooyinka hal meel oo keliya ayaa laga qaataa racfaanka ha ahaato mid sharci Federaal ah ama mid ka timid xubnaha ka tirsan federaalka ◦ Garsoorka labada ah – Mareykanka– Garsoorka Federaalka iyo midda Goboladaba, mid kasta wuxuu masuul ka yahax dacwadaha iyo racfaanka sharciga isaga sida gaar ah u leeyahay. ◦ Garsooka midaysan – dalka Germany – kuu kala duwan yahay, badanaa xubnaha ka tirsan federaalka waxay leeyihiin dacwadaha heerka kowaad iyo racfaan iyo maxkamada heerka sare waxaa maaamula xukuumada federaalka, ha ahaato sharci xubnaha federaalka ama mid federaal ah 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awooda Garsoorka Qaab dhismeedka maxkamadaha Mideysan Maxkamadda Dastuurka Maxk Sare Racfaanka Maxkamadda Sare ee heer Gobol Xeer-Ilaalinta Maxakamada hoose ee dacwooyinka Qaab dhismeedlka Makamadda Mideeysan ee Koofur Afrika 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Garsoorka Qaab dhismeedka Maxkamadaha labada qaybood ah 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Garsoorka Qaab dhismeedka maxkamadaha Isku-biiray 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Garsoorka Qaab dhismeedka Maxkamadah Mideysan/Labo ah/Isku-Biiray Mideysan /Koofur Afrikan Waa mid aan adkeen oo fudud Qaab isku mid ah dacwadaha iyo fasirrada sharciyada Waxay horistaagaysaa in D/xubinta ka ah federaalka inay magabaan garsooryaal kuwas oo fasiraaya shuruucdooda Isku-biiray/German Way ka madaxbanaan tahay D/xubinta ka Federaalka Wuxuu dhirigelinayaa horumarka D/ka tirsan federaalka Waa qaab aad u adag Waxay horseedi kartaa khilaaf fasiraadda Labo/American 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer) Waxay baabinaysaa awoodaha waxayna u ogolaanaysaa D/ka tirsan federaalka in ay magacaabaan garsooryaashooda Maxkamado yar Malahan madaxbanani dhanka fasiraada
Awoodda Garsoorka Qaab dhismeedka maxkamadaha sida ku xusan Dastuurka ◦ Dastuurka kmg wuxu dhisayaa Maxkamdda Dastuurka iyo sidoo kale maxkamada sare ee dawladda federaalka iyo dawladaha xubinta ka ah federaalka (Qodobka 108). ◦ Madaama araktida ay u muuqato ay tahay mid labo nidaam maxkamadeed, Baarlamaanka Federaalka ayaa awood loo siiyay in uu go’aamiyo qaab dhismeedka maxkamadaha (Qod. 105(2)). ◦ Dawladaha xubinta ka ah federaalka waxaa awood loo siiyay kontoroolka qaab dhismeedka laamaha fulinta iyo sharcidejinta, hase ahaatee awood looma siinin in ay wax kontoorl ah ku yeeshaan qaab dhismeedka garsoorka (Qod. 120). ◦ Tani waxay caqabdo ku tahay aragtidii aheed nidaamka labada ah ee maxkamadaha taasoo ogolaanaysay in Xubnaha ka tirsan federaalka ay samayaan Baarlamaanadooda halka Baarlamaanka federaalka samayaaayo. 18 May 2021 Name of pr
Awoodaha Garsoorka Qaab dhimeed Xeer-Ilaalinta Dawladaha Federaalka S ◦ Madaama hawlaha Xeer Ilaalinta aan loo baahneyn in ay hoos timaado Garsoorka, qaab dhismeedkaan wuxuu muraayad u yahay garsoorka ◦ Qaab dhismeedka Labad Maxkamad waxay u janjeerdhaa in ay leedahay laba adeeg xeer ilaalineed. ◦ Qaab dhismeedka midaysan wuxuu leeyahay hal adeeg xeer ilaalin ah. ◦ Qaab dhismeedka maxkamadaha isku-biiray waxay leeyihiin adeegyo Xeer ilaalin isku biirtay. ◦ Awoodda lagu soo saaraayo sharci ciqaab waa mid leh mudnaanteeda ◦ Haddi xukuumada federaalka iyo dawladaha xubinta ka federaalka ay labaduba ay soo saari karaan sharci ciqaab ah markaa adeegyo xeer ilaalin laba kala ah ayaa loo baahanayaa. ◦ Waxay ogolaanaysaa xirfado iyo in ay helaan awood. ◦ Haddise sharciga ciqaab ay soo saaro oo keliya Xukuumada Federaalka, marka midaamka Xeer ilaalint midaysan ayaa haboon. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Awoodaha Garsoorka Qaab dhismeedka Xeer-Ilaalinta ee Somaaliya ◦ Dastuurka kmg wuxuu tilmaamaya abuurista xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud hase ahaate faafaahin buuxda kama bixinaayo doorka uu leeyhay xafiiskaa. ◦ Xeerka Nidaamka Garsoorka ee 1962 waxaa ku jira Xeer Ilaaliyaha Guud in uu yahay Madaxa Xafiiska Adeegyada Xeer Ilaalinta ◦ Dastuurka Kmg wuu ka aamusay oo si faafahsan agama hadlin awooda Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawladaha ka tirsan Federaalka. 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)
Su’aalo ◦ Maxa kula tahay in ay ku haboon tahay in loo daayo awooda sharcidejinta ee heerka xukumadeed? ◦ Waa maxay sababta? ◦ Yaa kontoraalaa awoodda haraaga ah? ◦ Midee ku haboon in loo daayo awoodda fulinta ee heerka xukumadeed? ◦ Waa maxay sababta? ◦ Nidaamka Garsoorka kee ku haboon dalka Somaaliy? ◦ Waa maxay sababta? 18 May 2021 Name of presenter (Insert > Header and Footer)




















