Isha Qaybaha isha iyo howlaha ay qabtaan Laget
Isha Qaybaha isha iyo howlaha ay qabtaan Laget av Svein Olav Aarvik, Hammartun skole
Barashada dhismaha isha. Laget av Svein Olav Aarvik
Wiilka (Cornea) Ø Wiilku waa dariishada isha ee dunida. Ø Wiilka dhumucdiisu waa 5 miliilitir oo ka kooban shan lakab. Ø Lakabka ugu sareeya waxa layiraa epithelium. Waxa ay wiilka siisaa dul siman oo cad oo isha ka ilaaliya dhaawac dibadda kaga yimaad. Ø Wiilku wuxu jabiyaa falaaraha ilayska ee la kulmaya. Laget av Svein Olav Aarvik
Bu, da Ø Bu, du waa goobada madow ee isha. Ø Ilayska ku dhaca bu, da waxa badankiisa nuuga nudo ku yaala gudaha isha. Ø Bu, du waxay xaddidaa ilayska isha gelaya. Way yaraataa marka ilaysku badanyahay waana ay weynaataa marka ay mugdiga tahay. Ø Bu, da waxa dhaqaajiya muruqyo iyagu ismaamula. Laget av Svein Olav Aarvik
Diiradda Diiraddu waxay inaga caawisa si an wax diiradda u saaro. Ø Diiraddu waa bikaac ururiye, ka yimaada dibadda. Waxay ku ururisaa falaaraha ilayska sawir ahaan xagga danbe ee isha, xuubshakeedka. Ø Uma dhaqaajin karo diiradda hore iyo dib sida kamaradda si an u hello musawir fasiix ah. murqyo ayaa diiradda marna soo ururiya maran dabciya. Laget av Svein Olav Aarvik
Xuub-shabakeed Xuub shabkeedku waxa uu ka koobanyahay kumanaan ungyo -dareen oo soo qabta ilayska. Sawirka aan hellaa hoos ayuu u fooraraa. Ø unugyda dareenku waxa ay ku xidhanyihiin unugyada neerfaha ee ku urursan xagga danbe ee isha ee neerfaha aragga. Sawirka foorara ee aynu hello maskaxda ayaa lagaga baaraandagaa, si uu u saxmo. Ø goobta xuub-shabakeedka ee neerfaha araggu uu ka soo baxo waxa la yiraa saxarka indha la, aanta. Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Xuub-seedeedka iyo xuubxidideedka Xuubseedeed waa xuubka sare ee isha waa saan nudo isku xidhan ah oo wax dhowrta(wa inta cad ee isha) Ø Xuubseedeedku l Wuxu ilaaliyaa goobo-ileedka qaabkeeda. l waa meel ay muruqyadu qabsadaan l Waa cadaan leh xididdo dhiig oo osku xidhan. Ø Xuub xidideedku waa bunni madow xiga ama madow. Waxa ay ka koobantahay xididdo dhiig oo isha keena ogsijiin iyo nafaqo, dibadana u saara karboondioksiidhka iyo qashinka. Ø
Neerfaha aragga Ø neerfaha araggu waa duno neerfe ah oo isku xira isha iyo maskaxda. Ø Neerfaha aragga dhererkiisu waa ilaa 4, 5 cm. Ø Neerfaha araggu wuxu qaadaa falalka ku samaysma xuubshabakeedka maskaxda. Xarunta arraga ee maskada ayaa turjunta falaka, oo ka dhigta waxa aan argno. Ø Xarunta aragu waxay ku taal xaga ugu danbaysa ee maskaxda. Ø Ø Waxan oran karnaa waxa aan wax ku aragnaa maskaxda. waayo, waxa sawir ah ma arki karro ka hor inta aanay maskaxdu turjumin dhacdooyinka uu shabag xuubeedku soo gudbiyey. Laget av Svein Olav Aarvik
Rods iyo cones Ø Rods iyo cones waa unugyo dareenno ku yaal xuub-shabakeedka oo ogaada ilayska iyo midabka. Ø Rodsku waxay ogaadaan cabircowlka, madowga iyo caddaanka. waxa ay xasaasi ka yihiin ilayska, waxana la isticmaalaa marka ay mugdiga tahay. Conesku waxay ogaadaan midabada waxana la isticmaalaa marka ilays jiro. Conesku waxay ku yaalaan koonayaasha xuubshabakeedka. Conesku waxa laga helaa gudaha dhibicda jaalaha ah ee ku taal bartamaha xuubshabakeedka. Waxa isha gudaheeda ku jira ilaa 6 milyan oo cones ah. Ø Ø Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Aragtida dhow Aragti dhawaanshaha micnaheedu waxa weeyaan sawirka ayaa faseex noqda inta aanu soo gaadhin xuub shabaqeedka. Ø Aragti dhawaanshaha micnaheedu waa sawirka uu qofku arkaa waxa ay faseex tahay marka ay dhowdahay, marka ay fogtahayna faseex maahha. Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Marka uu qofku yahay qof meel dhow wax ka arka waxa uu u baahanyahay okiyaale/Bikaac firdhiso Bikaac firdhisadu waxay fogaysaa bikaac. Ø Falaaraha ilyska ayaa baaha si ay musawir faseex ihi ugu samaysmo xuubshaqeedka dushiisa. Ø okiyaalaha noocan ah waxa layiraa okiyaale taban Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Aragtida dheer micnaheedu waa musawirka ayaa faseex noqda marka ay soo gaadho xuubshabaqeedka ka dib. Ø Aragti fogaanshuhu waxa weeye musawirka uu qofku arkaa waxay faseex tahay marka laga fogyahay. Musawirku faseex maaha marka loo dhowyahay. Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Marka uu qofku yahay qof meel dheer wax ka arka waxa uu u baahanyahay bikaac ururiso. Ø Bikaac ururisado waxay soo koobyaa bikaaca. . Falaaraha ilaysku way soo ururaan si musawirku u soo durko. markaasuu sawir faseex ahi ugu samaysmo xuubshabaqeedka dushiisa. Ø Okiyaalaha noocaan ah waxa la yiraa okiyaale togan. Ø Laget av Svein Olav Aarvik
Ilaha laga soo xigtay. Ø Tellus 10 Ø ”Den forunderlige kroppen” Ø Trondheim øyelege-senter Ø Wikipedia Ø eyeguide. no Ø brillehuset. com Laget av Svein Olav Aarvik
- Slides: 14