ADVENT IYO WAQTIGA ADVENTKA ADVENT Advent waa waqtiga

  • Slides: 10
Download presentation
ADVENT IYO WAQTIGA ADVENTKA

ADVENT IYO WAQTIGA ADVENTKA

ADVENT � Advent waa waqtiga la sugayo jul. � Sidaa darteed afarta wiig ee

ADVENT � Advent waa waqtiga la sugayo jul. � Sidaa darteed afarta wiig ee ka horeeya yuulka ayaa la yiraahdaa advent. � Ereyga advent macnihiisu waxa weeye «Herren ayaa imaanaya» . � Waqtiga adventka waxa la isku diyaariyaa juulka waxana la sugaa in ciise dib u dhasho. � Ereyga waxa loo isticmaalay magaca waqtigan sugitaanka ah ilaa dhamaadkii sanadkii 400.

ADVENT � Axadda u horaysa ee waqtiga advent ayaa laxusaa bilowga sanad kaniisadeedka. Tani

ADVENT � Axadda u horaysa ee waqtiga advent ayaa laxusaa bilowga sanad kaniisadeedka. Tani waxa ay ku dhacdaa markasta inta u dhaxaysa 27 ka noofanbar ilaa 3 da � 2011 kii waxay axaddii u horaysay ee advent ku dhacday 27 kii nofanbar � 2014 kii Waxay ku dhacday 30 kii nofanber.

MAXAA DHACA ADVENT? � Dad badani waxa ay sameeyaan doolshaha julka wakhtiga adventka. Sida

MAXAA DHACA ADVENT? � Dad badani waxa ay sameeyaan doolshaha julka wakhtiga adventka. Sida caadada ah waa in qofku sameeyaa 7 doolshe oo kala duwan. Laakiin caadi ayey noqotay in dukaanka laga soo iibsado. Barigii hore 7 dan keeg waxa ay u taagnaayeen 7 taariikhood ee juulka. Sandkaker, pepperkaker, fattigmann, goro, berlinerkranser, krumkaker og serinakaker. � Waqtiga adventka waxa loo isticmaalaa in la soo gato hadiyadaha yuulka. Waqtiga adventka inta badan dukaanda waa ay furanyihiin axadaha. Suuqyada yuulka naftirkoodu waa caan. Suuqyada yuulka waxa laga dareemaa yuulkii waqtiyadii hore. Waxana laga gadan karaa qalab iyo cunto gacanta lagu sameeyey.

MAXAA DHACA WAQTIGA ADVENTKA ? � � Kuwo badan ayaa waxa ay jecelyihiin in

MAXAA DHACA WAQTIGA ADVENTKA ? � � Kuwo badan ayaa waxa ay jecelyihiin in ay wax qurxiyaan, sameeyaana haddiyado iyo nacnaca yuulka oo qaban qaabiya meelo waxaas lagu sameeyo oo ay ku casuumaan saaxiibadood, halkaas oo ay ku cunaan peperkake aanay ku cabaan julegløgg, heesaha yuulkana ku qaada Skoolada, barnehaagada, kulliyadaha ciyaaraha iyo ururada shabiga ahiba waxa ay qabanqaabiyaan xaflado yuuleed (juleavslutninger). Ardeyda dugsiyada dhigata ama jamacadaha waa caadi in ay qabsadaan juleball. Waqtigii hore xafladda yuulka sida caadiga waxa la qaban jiray 24 ka diisambar ama maalmaha fasaxa ah. Hadda xafladaha waaweyn waxa loo raray waqtiga adventka. Qoyska ayaa udubdhexaadka ah marka ay yuulka naftirkeeda. Qaar badan ayaa taga xafldo loogu tala galay yuulka.

MAXAA DHACA WAQTIGA ADVENTKA? � Waqtigii hore ilaa dakaalkii labaad ee dunida waxa adventka

MAXAA DHACA WAQTIGA ADVENTKA? � Waqtigii hore ilaa dakaalkii labaad ee dunida waxa adventka lagu xusi jiray kaniisadda kali ah. � Waqtiyaddii danbe caadi ayey noqotay in guryaha lagu qurxiyo adventspynt kala duwan sida adventskranser, nalal iyo advent taariikheed. . Waa caadi in lashido shamac axad kasta. Adventka waxa ku jir afar axadood sidaa darteed afar shamac ayaa la shidaa �

TAARIIKHDA ADVENTKA � Caadada Taariikhda adventku waxa ay ka timid Jarmalka oo timid wadamada

TAARIIKHDA ADVENTKA � Caadada Taariikhda adventku waxa ay ka timid Jarmalka oo timid wadamada Nordenka qiyaastii 1920 kii. � Taariikho ay ku jiraan hadiyado yaryar ama shukulaato maalinkasta ayaa caado noqotay hadda. � Qaar badanina waxa ay tolaanama soo gataan taariikh ay ka laalaadiyaan hadiyado yaryar maalin kasta. � Waqtiyadan danbe xataa waxa internetka timid taariikhka adventka.

SHAMACA ADVENTKA � Sida caadiga ah hal shamac ayuu shidaa axaad kasta inta lagu

SHAMACA ADVENTKA � Sida caadiga ah hal shamac ayuu shidaa axaad kasta inta lagu jiro waqtiga adventka. � Caadadan in shamaca la shidaa waxa ay jirtaa ilaa 100 sanno. � Midabka adventka waxa loo isticmaala midaka basaliga ah. � Nal basaliga ahi waa humaagga kaniisadsanadeedka midaka adventka.

ADVENTSSTAKE � Adventskrans eller adventsstake waa ulo shamaceed afar ama kabadan oo shamac ah

ADVENTSSTAKE � Adventskrans eller adventsstake waa ulo shamaceed afar ama kabadan oo shamac ah laga taagi karo. � Ula shamaceedku waxa ay yeelan karaan qaabab kala duwan, waxa ay noqon karaan biro, dhagxaan, alwaax ama bur waxana lagu qurxinkaraa salkooda caleemo ama laamo geedeed. � Adventsstaken Waxa ay Noorway uga timid Jarmalka. � Adventslysestaken Waxa laga helaa guryo badan. Axad kasta mid ayaa la shidaa waxana la qaadaa heesaha yuulka.

HEESAHA ADVENTKA «ADVENT» av: Inger Hagerup � Så tenner vi et lys i kveld,

HEESAHA ADVENTKA «ADVENT» av: Inger Hagerup � Så tenner vi et lys i kveld, vi tenner det for glede Det står og skinner for seg selv og oss som er tilstede Så tenner vi et lys i kveld, vi tenner det for glede � Så tenner vi to lys i kveld, to lys for håp og glede De står og skinner for seg selv og oss som er tilstede Så tenner vi to lys i kveld, to lys for håp og glede � Så tenner vi tre lys i kveld, for lengsel, håp og glede De står og skinner for seg selv og oss som er tilstede Så tenner vi tre lys i kveld for lengsel, håp og glede � Vi tenner fire lys i kveld og lar dem brenne ned For lengsel, glede, håp og fred, men mest allikevel for fred på denne lille jord, hvor menneskene bor �