U HIISHA AFKEENNA AF QALAAD AQOONTU MIYAA Cali
























































- Slides: 56
U HIISHA AFKEENNA AF QALAAD AQOONTU MIYAA? (Cali Sugulle Duncarbeed)
DHAWR QODOB OO IGA XASUUSIN AH
Dastuurka JSL Waxaa u codeeyey 97% Qodobka 6 aad ee Dastuur keennu wuxuu dhigayaa sidan: 1. Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waa af Soomaa -li; afka labaadna waa af Carabi. 2. Afafka kale waxa loo adeegsan karaa wixii looga maarmi waayo.
Soomaaliyeynta Aqoontu ma curad baa mise ugub? Waxa la soomaaliyeeyey aqoonta dugsiyada lagu barto ilaa dugsiga sare
Toddoba gu’ kolkii uu qornaa heerka uu afkeennu marayey Dr. Guudh Andrzejewski 7 gu’ kolkii uu af Soomaaligu qornaa waxa uu gaadhay heer ay afafka reer Yurub qaar ka mid ah ku qaadatay 100 gu’.
John Charles Caney
Afartan Gu’ kaddib Halkee buu afku marayaa? Wax u kordha ha joogtee, wuu hagaasay, meeshana wuu kabaxay.
Maxaa tallaabo ah ee aynu qaadnay? Dawlad ahaan? Dadweynuhu
Dhibta Agabka Cusub uu afafka adduunka ku hayo Warcelintu waa maya. Faransiiska wuu ka cabanayaa Carabtu way ka cabanaysaa Dalalka Afrikana waa qayladhaan baa soo yeedheysa
Weydiinta inna hortaali waa Dhibta afkeenna haysataa waa maxay? Maxaynuse u qaban karnaa?
2. Higgaadda iyo qoraalka
1. EREYADA SHISHEEYE 1. Ereyada shisheeye ma la joojin karaa? Haddii ay warcelintu tahay haa, sidee loo horjoogsan karaa? 2. Afkeenna cilmiga sayniska ma lagu baran karaa?
Warcelinta labadaa weydiindba WAA HAA
Maahmaah Soomaaliyeed Baa tidhaa, “Meyd maxaa u dambeeyey? ” Waxaana la yidhi, “Kaa la sii sido. ”
Cajalado cusub 3. 5˝ 5. 25˝
UNFORMATTED DISKETTES 3. 5˝ 5. 25˝ WACAAL LAGU MA KAYDIN KARO
Aragtidaa mid la mid ah dhaqan keenna ma laga helayaa?
Weelkeenna QABO QORROG QORI XEEDHO
QORROG & GOROF GOCAYO AH Qorrog cusub Gorof, hadhuub gaal, gaawe, doobke, marke CAANO LAGU MA LISI KARO, LAGU MANA DHIGI KARO
QORROG, GOROF IYO CAJALADO GOCAYO AH LABADA MIDNA WAXBA LAGU MA DHIGI KARO
FORMATTING WAXA LOO DIYAARINAYAA SIDII WACAAL LOOGU DUUBI LAHAA
FORMATTED DISK WACAAL BAA LAGU DUUBI KARAA
QORROG & GOROF LA AGLOOLAYO/ LA XOOLAYNAYO/ LA LAYEYNAYO/ LA AABAYNAYO WAXA LOO DIYAARINAYAA SIDII CAANO LOOGU MAALI LAHAA
QORROG & GOROF AGLOOLAN QORROG CAANO LAGU SHUBAY & GOROF MADHAN
QORROG IYO CAJALAD AGLOOOLAN Aglool = format, agloolan= formatted, agloolid =formatting, Gocayo ah = unformatted, dib u aglool = reformat
KOLKA WAX LAGU QORAYO KOMBUYUUTARKA WAXA LA SAMEEYAA WAXA LA YIDHAA ‘MARGINS’
MARGINS LEFT MARGIN RIGHT MARGIN Xig, sideedaba, waxaa laga keenay dhaqankeenii hore ee miyiga. Waa marka geela inta la maalo goor kale la godlo iyada oo aan caanamaalkii xigay la gaarin. Inta fiidka hore carruurta iyo cidda loo liso ayaa geela dhalay, hameen barkii ubadka yaryar loo kicin jiray si ay u nuugaan (u xigtaan). Ama inta geela la maalo ayaa goor dambe cid aan laga seexan karini, sida marti sokeeye ah, culimo ama qof xidid cidda la ahi, soo dhici jirtay markaas ayaa geelii fiidkii la maalay loo soo xigi jiray. Laakiin, 1950 dii-70 dii goortii farta la qorayey ayaa eraygan ‘xig’ la reer magaaleeyey. Waxaa laga dhigay ‘xigasho’. Waxaa magac looga dhigay hadalka cid kale laga soo xigtay, sida: buug, joornaal, hadal duuban iwm.
BEERTA
FAAG Faagga bidix Shinni/abuur Faagga midig
HIGHLIGHTING
QAYDO
BACKSLASH
HAWAAR
FRONT SLASH
GADH
Laba farood, gadh iyo hareed
Tabulation 12384 12348 Abcd 6 56781 56782 67890 91011 klmn 4 Qoqob = Tabulate, qoqobayn = Tabulation, Qoqobe = Tab, Qoqobeen = Tab key.
TOOL/TOOLKIT TOOL = AGAB TOOLKIT = OGOR Ø UUR HOOYO WAA OGOR TUMAAL.
Network
Mareeg
Qool iyo Mareeg
Qool iyo Mareeg
IBM COMPATIBLE Operating Sys
HAL ILMIHI KA DHINTAY Laalays
HAL NIRIGI JAQAYSO Xiito
Compatible/Sidkan Xiito Laalays
Italics Xig, sideedaba, waxaa laga keenay dhaqankeenii hore ee miyiga. Waa marka geela inta la maalo goor kale la godlo iyada oo aan
HAYS Xig, sideedaba, waxaa laga keenay dhaqankeenii hore ee miyiga. Waa marka geela inta la maalo goor kale la godlo iyada oo aan
Wordwrape yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy yyyybbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb
Dabbaaleen
Memory stick
Aleen/Carrab Laba aleen/carrab Hal aleen/carrab
Server
Buli t Buli
Portals
FURAHAYEEN AF SOOMAALI IYO AF INGIRIISIYA